Haddii aad go'aansatay inaad xubin ka noqoto NSUM, waxa aan ku leenahay soo dhawoow. Waxa aad buuxineysaa foomkan oo aad ku soo sheeeysid magacaaga emailkaaga, cinwaankaaga iyo weliba qof ururka ku jira oo ka damiino qaada. Subject waxa aad ku qortaa Memebership. Marka macluumaadkaagu soo gaaraan NSUM, waxa lagu soo weydiinayaa inaan bixisid lacagta xubinimada NSUM oo ah boqol doolar oo halmar ah iyo 10 USD oo bil kasta ah. Fadlan soo download gareyso foomkan oo soo buuxi
foomkan
Foomka marka aad buuxiso waxa aad ku soodirtaa emailka ururka admin@n-sum.org
