21.05.2009, Gabay - Seynab Jama Hirad Nimankaas kursiga goobayaa gooyey shacabkiiye, click here
14.05.2009, NSUM response - Somaliland pleads for recognition, click here
13.05.2009, Somalialand and Puntland unholy Alliance over SSC, click here
03.05.2009, Conveying SSC Message to the international community, click here
03.03.2009, NSUM Press release on Riyale's visit in UK, click here
02.03.2009, Letter to the editor of the Economist, click here
Northern Somali Unionist Movement (NSUM) An Open Letter to UN Agencies
Please recall the email we sent few weeks ago to the Secretary General’s Special Representative for Somalia, Mr. Ahmedou Ould Abdallah, and copied to UN aid agencies’ country representatives for Somalia, including of course your own.
28-12-2008 NO the so-called Somaliland election in SSC (see below links) Declaration from SSC's traditional leaders Press Release from NSUM

Dagaalka Xafiisyada Caalamiga Ka Socda Iyo Dadaalka Ururka NSUM.
Oct 19, 2008 By: Xigasho Jidbaale

Maqaal(jidbaale.com)Tan iyo markii Hargeysa isu diyaarisay in ay midnnimada ummada Soomaaliyeed kala dhantaasho laga soo bilaabo 18-05/1991 waxaa socday weerar iyo weerar celis kaas oo salka ku hayey ololaha ay qaadayeen dadka u ololeeya gooni isu taaga labada gobol ee Hargeysa iya Togdheer iyaga oo magac hore looga gudbay gabbaad ka dhiganaya kaas oo ah Somaliland iyo aqoonyahanka aan mar kaliya nasashada galin ee ka soo jeeda Gobollada Sool,Sanaag, Iyo Cayn oo dhinacooda aduunyada u soo bandhigayey xaqiida dhabta ah ee ka jirta gobolada Waqooyi iyo waqooyi Galbeed Soomaaliya, Laga soo bilaabo Boocame1 iyo Boocame 2 oo runtii sida aan qabo in uu bud dhige u ahaa dadaalka midnnimo ilaalinta.
Shirweynahii Guud Ee Ururka NSUM Denmark
Copenhagen(NSUM):-
Waxaa ka dhacay casimada ee COPENHAGAN ee dalka Danmark shir weynihii ururka NSUM oo ay kasoo qaybgaleen dadweyno farabadan oo isaga yimi daafaha dunida o isaugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada.Marti sharaftii kasoo qaybgashay waxaa ka mid ahaa.
PRESS RELEASE: Northern Somali Unionist Movement (NSUM)
warkii oo dhan
Xubnaha Ururka NSUM ee New England oo ansixiyey gudi shan xunood ah oo u matalaya golaha dhexe ee ururka.
Kulankii labaad ee ururka Waqooyi ee midnimada Soomaaliya Northern Somali Unionist Movement(NSUM) ayaa ka dhacay Magaalada Boston . Xubnaha ururka Nsum ee Waaxada New England ayaa kulankaas ku ansixiyey gudiga New England u matalaya golaha dhexe ee ururka Nsum . warkii oo dhan
|
Warbixin Iyo Map Muujinaya Shacabka Ka Qaxay Magaalada Laascaanood Oo Ka Soo Baxday UNHCR

Bayyaan Issimadda SSC Ku Taageereen Ururka NSUM
Sawirada NSUM
Press Release 28. june 2008
Wareysi Spanish 25. may 2008
Press release 14 may 2008
Wareysi M. A. Mirre 11 feb .2008
NSUM Ayaa Waxa uu Tacsi U Dirayaa Qoyskii Uu Ka Geeriyoodey Shahiid, Abdi Abdullahi Hassan(Xidhe)
|